Al-shabaab oo odayaal ku xiray Galgaduud

0
729

Ceelbuur(DN)Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa Odayaal ku xiray Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya, sida ay sheegeen dadka deegaanka.Odayaasha oo tiradooda lagu sheegay Sedax waxaa lagu xiray Tuulo lagu magacaabo ximcadde oo hoos tagta Degmadda Ceelbuur ooAl-shabaab ay maamulaan.Da’da odayaasha ayaa lagu sheegay in ay kor u dhaafeeyso d’ada 70 aad, sida uu Radio kulmiye u sheegay Nabadoon Maxamuud Daarogobeey oo ka mid ah Odayaasha Degmadda Guriceel.Arrimo la xiriira Diyo ayaa la sheegay in Al-shabaab ay odoyaasha u xireen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here