Wafti sare oo ka socda Jabhadda ONLF ayaa soo gaadhay magaalada Addis Ababa

0
662

Xubna sare oo ka socda Jabhadda ONLF ayaafiidnimadi xalay soo gaaray magaalada AddisAbaba.Wafdiga oo uu hoggaaminayey afhayeenka Jabhadda ONLF Caddaani Cabdulqaadir waxay ka kooban yihiin 3 xubnood oo sare.Wafdiga waxaa gigada diyaaradaha caaliga ee Bole ku soo dhaweeyey wasiiru dowlaha xafiiska arrimaha isgaarsiinta dawladda Itoobiya Kaasaahun Gofe.Caddaani oo ka warramaya sababta keentayiney dalka yimaaddaan ay tahay mid ay kaga jawaabayaan baaqa uu u soo jeediyey Ra’isalwasaare Dr Abiy Axmed.Sida oo kalana wakhti xaadirkan xaaladda deegaanka soomaalida uu ku sugan yahay sidi wax looga qaban lahana iney si degdeg ah lku yimaaddeen.Wuxuuna intaa ku daray laga billaabo maanta iney jabhaddu xabbad joojin iskeed ay ugu dhawaaqday maadaamaa ay dooneysoiney gobolka xabbad dambe ka dhicin oo deegaanka soomaalidana xal waara looga gaara.Dawladda Itoobiyana tallaabbooyin dhowr ah maadamaa ay u qaadday wax ka qabashada dhibaatooyinka xuquuqda aadanaha Jabhadda ONLF oo dadaalladaasi socda tixgelineysa waxay go’aansatay iney dalka timaaddoo oo ay halgankeeda si nabad galya ah u waddo.Wasiiru dowlaha xafiiska arrimaha isgaarsiinta dawladda Itoobiya Kaasaahun Gofe wuxuu isna sheegay iney xisbiya badanoo mucaarad ah ahaa ay dalka yimaaddeen.Dawladduna waxay dadaal adag ugu jirtaa wax kasta oo ay jabhadaha iyo ururrada siyaasadeed ee mucaaradkaba ahba waxa ayka biya diidsan yihiin ay si kama dambeys ah wax uga qaban lahayd taageera walbana ay dhanka dawladda diyaar la tahay.Golaha wakiillada shacabka oo horay Jabhadda ONLF u aqoonsaday inuu ka mid yahay ururrada argagixisada wuxuu ka tiray liiska aragagixisada wuxuu baarlamaanka uu Jabhadda ONLF uu u aqoonsaday iney tahay jabhad xaq u dirir ahoo halgan ku jirto

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here