FADEEXAD : Xisbiga Waddani Oo Markii U Horysay Isku Cadeeyey In Barnaamijka Baadi Goob ahaa Barnaamij Iyagu Diyaarsadeen “Badi Goob Arimo Dhacay Buu Soo Bandhigay ..”

0
2427

FADEEXAD : Xisbiga Waddani Oo Markii U Horaysay Isku Cadeeyey In Barnaamijka Baadi Goob ahaa Barnaamij Iyagu Diyaarsadeen “Badi Goob Arimo Dhacay Buu Soo Bandhigay ..”

 

Hargeisa (Dalmar-News):-Xoghayaha guud ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Md Khadar ayaa waxaa uu ka hadley barnaamijkii Baadi- goob ee uu diyaariyey Wariye Terra ee lagu soo bandhigay khaladaadkii dhacay doorashadii madaxtooyada .

Xoghayaha ayaa sheegay in Barnaamijkaasi ay ka xisbi ahaan u arkaan in uu soo bandhigay arimo sax ah isla markaana ah xaqiiqooyin dhacay

 

Sidoo kale Xoghayaha ayaa sheegay in aaney Barnaamijkaas ka xisbi ahaan aaney maal galin , balse ay Af English ku turjumi doonan beesha caalamka-na ay hor dhigi doonan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan :

https://www.youtube.com/watch?v=CnUVZTOpOVE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here