Wareegga labaad ee Doorashada Turkiga oo billaabatay & rejada ay qabaan musharrixiinta oo sii korortay.

0
111
A woman votes at a polling station in Ankara, Turkey, Sunday, May 14, 2023. Voters in Turkey go to the polls on Sunday for pivotal parliamentary and presidential elections that are expected to be tightly contested and could be the biggest challenge Turkish President Recep Tayyip Erdogan faces in his two decades in power. (AP Photo)

Wareegga labaad ee Doorashada Turkiga oo billaabatay & rejada ay qabaan musharrixiinta oo sii korortay.

Dalka Turkiga waxaa ka billawday wareegga labaad ee codbixinta Doorashooyinka Dalkaas saacaddu markii ay ahayd 8ta Subaxnimo (8:00 AM) waxaana lagu wadaa in ay soo xiranto 5ta Galabnimo (5:00 PM).

Guddiga Doorashooyinka ayaa Dadka codeynaya uga digay in ay sameeyaan waxyaabaha sababi kara in codadkooda la geliyo qaanadda kuwa halaabay ama buuxin waayay shuruudda liiska codadka ansaxa noqday ee la tiranayo.

Musharrixiinta ayaa mid weliba waxa uu naftiisa ku qancinayaa in guusha dhankiisa ay jirto iyada oo baraha bulshada kusoo qoraya in ay heystaan codadka ugu badan ee dadka codeynaya isagana uu yahay hoggaamiyaha guuleysan doonno.

Xisbiga talada haya ee AK Party oo helay codadkii ugu badnaa ee Xildhibaannada la doortay ayaa ku faanaya waxqabadka bulshada sidaas awgeed waxa uu Codeeyaasha weydiistay in dhankooda guusha loo jaleeciyo.

La soco wixii kasoo kordha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here