Putin Oo Sheegay Inuu Diyaar u Yahay wadahadal, Balse Ku Eedeeyey Kyiv iyo Reer Galbeedku Inay Ka Cago-Jiidayaan

0
112

Putin Oo Sheegay Inuu Diyaar u Yahay wadahadal, Balse Ku Eedeeyey Kyiv iyo Reer Galbeedku Inay Ka Cago-Jiidayaan

Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin ayaa sheegay inuu diyaar u yahay in inuu wada xaajood la galo dhammaan dhinacyada ku lugta leh dagaalka Ukraine balse waxa uu ku dooday in xukuumadda Kyiv iyo taageerayaasheeda reer galbeedka ay diideen in ay wada hadal la galaan Ruushka. Madaxweyne Vladimir Putin ayaa hadalka ku sheegay wareysi la sii daayay Axaddii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here