Jabhadda Tigrey Oo Wadahadal Ay Garwadeen Ka Tahay Kenya La Galeysa Itoobiya

0
386

Jabhadda Tigrey Oo Wadahadal Ay Garwadeen Ka Tahay Kenya La Galeysa Itoobiya

Xooggag Tigray oo in muddo ah dagaal kula jiray dowladda Itoobiya ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin in wafdi heer sare ah ay u soo diraan wadahadal ay garwadeen ka tahay dowladda Kenya oo lagu soo afjarayo colaadda ka taagan Tigray.

Xooggag Tigray wax shuruud ah kuma aysan xirin wadahadallada sida ku cad warqad kasoo baxday madaxa TPLF, Debretsion Gebremichael.


HomeWarar
Jabhadda Tigrey Oo Wadahadal Ay Garwadeen Ka Tahay Kenya La Galeysa Itoobiya
On Jun 15, 2022

Share
Xooggag Tigray oo in muddo ah dagaal kula jiray dowladda Itoobiya ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin in wafdi heer sare ah ay u soo diraan wadahadal ay garwadeen ka tahay dowladda Kenya oo lagu soo afjarayo colaadda ka taagan Tigray.

Xooggag Tigray wax shuruud ah kuma aysan xirin wadahadallada sida ku cad warqad kasoo baxday madaxa TPLF, Debretsion Gebremichael.

RELATED POSTS
Dhageyso:-Warka Subaxnimo Ee Radio Dalsan 15/6/2022

Jun 15, 2022
Ajendaha Kulanka Maanta Ay Yeelanayaan Xildhibaanada Golaha Shacabka

Jun 15, 2022
Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Tallaabadii Uu Kulanka Diblumaasiyiinta Uga Baxay Safiir Tarsan

Jun 15, 2022
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in dowladdiisa ay sameysay guddi wahadal la yeelan doono TPLF si loo soo afjaro colaadda ka taagan gobolka waqooyiga ku yaalla ee Tigray.

TPLF iyo dowladda Itoobiya waxay rajo ka muujiyeen in wadahadal lagu dhameeyo colaadda ka taagan gobolka ee labo malyan qof ku khasabtay inay guryahooda ka cararaan.

Dagaal u dhexeeyay TPLF iyo ciidamada dowladda Itoobiya ayaa ka qarxay gobolka Tigray bishii November sanadkii 2020, kaas oo ku faafay gobollada deriska sida gobolka Amxaarada iyo Canfarta balse xaaladda ay aheyd mid deggan tan iyo bishii March oo dowladda Itoobiya ay ku dhawaaqday xabad joojin hal dhinac si gargaar loo gaarsiiyo shacabka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here