Kulankii Xildhibaanada Labada Aqal Oo Goordhow Si Toos Ah U Furmaya

0
292

Kulankii Xildhibaanada Labada Aqal Oo Goordhow Si Toos Ah U Furmaya

Waxaa la filayaa in daqiiqado yar kadib uu si toos ah u furmo kulanka wada jirka ah ee ay yeelanayaan Xildhibaanada aqal ee Baarlamaanka 11aad, waxaana hadda socda qaban-qaabadii ugu dambeysay eek u aaaddan kulanka xasaasiga ah.

Xubnaha qaban-qaabada labada aqal ayaa wada haatan dfiyaar garowgii ugu dambeeyay, waxaana sidoo kale xarunta soo xaadiray Xildhibaanada intooda badan.

Kulanka oo horay loosii shaaciyay ayaa waxaa Xildhibaanada laabda Gole waxaa lagu war galiyay in ay soo xaadiraan 09:00 Am Subaxnimo.

Ajendaha kulanka manta ayaa ah mid diradda lagu saari doono arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin:

  1. Warbixin kooban ee guddiga qaban-qaabada iyo baahinta jadwalka.
  2. Ansaxinta wax ka badelka Habraaca ku-meel-gaark ah ee u gaarka ah Doorashooyinka Guddoonka labada Gole iyo Madaxweynaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here