DEG DEG : Qarax Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Iskugu Jira Gaystay Oo Ka Dhacay Magaalada Kismaayo

0
488

DEG DEG : Qarax Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Iskugu Jira Gaystay Oo Ka Dhacay Magaalada Kismaayo.

Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay Xaafado katirsan Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa ka dhacay Isgoyska Somali Star ee Xaafada Calanleey ee Magaalada Kismaayo, waxaana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Wararka la helay ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa mid Gaari uu watay loogu xiray Sheekh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo dhawaan ka tegay Magaalada laas-Caanood Magaalada Kismaayana u tegay arrimo dacwo, isla markaana qaraxa uu ku geeriyooday.

Ciidamo katirsan kuwa Amaanka Jubbaland ayaa tegay Goobta uu qaraxa ka dhacay, iyaga oo xiray waddooyinka soo gala Isgoyska Somali Star ee Magaalada Kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here