Shil Ay Ku Geeriyoodeen in kabadan 3 Ruux oo Ka Dhacay Degaan Ka Tirsan Puntland

0
212

Shil Ay Ku Geeriyoodeen in kabadan 3 Ruux oo Ka Dhacay Degaan Ka Tirsan Puntland

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Shil khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh gaystay oo goordhaweyd ka dhacay inta u dhaxaysa dalwayn iyo Juriile oo ka tirsan degaanada Maamulka Puntland.

Wararku waxaa ay sheegayaan in Shilku uu yahay mid khasaaro badan dhaliyay, waxaana lagu soo warramayaa in ay ku geeriyoodeen in ka badan Seddex ruux oo shacab ah.

Shilka ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceen labo gaari oo ay la socdeen dad rakaab ah, waxaana la xaqiijiyay in Seddex qof oo dumar ah ay ku dhinteen.


HomeWarar
Shil Ay Haween Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Degaan Ka Tirsan Puntland
On Nov 8, 2021

Share
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Shil khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh gaystay oo goordhaweyd ka dhacay inta u dhaxaysa dalwayn iyo Juriile oo ka tirsan degaanada Maamulka Puntland.

Wararku waxaa ay sheegayaan in Shilku uu yahay mid khasaaro badan dhaliyay, waxaana lagu soo warramayaa in ay ku geeriyoodeen in ka badan Seddex ruux oo shacab ah.

Shilka ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceen labo gaari oo ay la socdeen dad rakaab ah, waxaana la xaqiijiyay in Seddex qof oo dumar ah ay ku dhinteen.

RELATED POSTS
Maamulka Gobol Ka Mid Ah Puntland Oo Amaro Culus Kusoo Rogay Dadka Degaanka

Nov 8, 2021
Guddoomiyaha Guud Ee Ahlu Sunna Oo Wareysi Bixiyay Ka Dib Dagaalkii Guriceel

Nov 8, 2021
Dhageyso:- Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac Ee Radio Dalsan 07-11-2021

Nov 7, 2021
Seddexda qof ee dumarka ah ee geeriyooday ayaa lagu soo warramayaa in labo ka mid ah ay la socdeen Gaari ka yimid Boosaaso, halka Haweenayda kale ee shilka ku dhimatay ay ka mid ahayd Rakaab saarnaa Gaari Nooho ah oo ka yimid Magaalada Dhahar.

Wali Mas’uuliyiinta Gobolka wax war ah kaam soos aarin Shilkaasi ka dhacay inta u dhaxaysa dalwayn iyo Juriile, waxaana sidoo kale laga dayrinayaa xaaladda dadkii ku dhaawacmay Shilka.

Degaanada Maamulka Puntland ayaa tiro dhoawr jeer ah waxaa ka dahcay Shilal khasaaro badan dhaliyay, oo ay ku dhinteen dad shacab ah, waxaana inta badan loo aaneeyaa waddooyinka qaar oo bur-bursan iyow adayaasha Gaadiidka oo xawaare sare ku kexeeya gaadiidka noocyadiisa kala duwan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here