Xildhibaannada Gobollada Waqooyi Ee Barlamaanka Oo War-Murtiyeed Soo Saaray

0
256

Xildhibaannada Gobollada Waqooyi Ee Barlamaanka Oo War-Murtiyeed Soo Saaray

0-Xildhibaan oo Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya kana soo jeeda Gobalada Waqooyi ayaa War saxaafadeed kasoo Saaray Arrimaha doorashooyinka. waxaana ay soodhaweeyeen dadaalada iyo hannaanka uu wax u wado RW Rooble.

Sidoo kale Xildhibaanada ayaa soodhaweeyay hannaanka dooarshooyinka, waxaana ay nasiib darro ku tilmaamen xildhibaanno kale oo ay sheegen in ay carqalad ku wadaan hannaanka doorashooyinka, kuwaasi oo ay ku eedeeyeen in aysan doonayn doorasho dalka ka dhacda.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here