Shirkii u dhaxeeyey Dawladda Faderaalka iyo dawlad Goboleedyada oo dib u dhacay

0
266

Shirkii u dhaxeeyey Dawladda Faderaalka iyo dawlad Goboleedyada oo dib u dhacay

Shirka u dhaxeeyey Madaxda dawladda faderaalka Soomaliya iyo dawlad goboleedyada ayaa waxa la shaaciyay in uu furmi doono maalinka Sabtida ah ee inagu soo fooda leh.

Afhayeenka Xukuumadda faderaalka Soomaliya ayaa sheegay in Dhamaan Madaxda dawlad Goboleedyadu soo gaadhi doonan Magaaladda Muqdisho isla markaana intaasi ka horaysa maalinka Sabtida la qaadan doono shir doceedyo u dhaxeeya madaxdasi ka qayb galaysa shirka Qaran ee Wadatashiga Arrimaha doorashada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here