Nairobi: Koox Burcad dhanka Internetka ah Oo Ganacsato Soomaaliya Ka dhacay Lacag badan

0
298

Nairobi: Koox Burcad dhanka Internetka ah Oo Ganacsato Soomaaliya Ka dhacay Lacag badan

Guddiga gancsatada Soomaalida ee magaalada Nairobi ayaa aad uga walwalsan kooxo burcad dhanka Internetka ah, kuwaas oo maalmihii la soo dhaafay lacag badan ka dhacay soomaalida ku nool dalka Kenya, iyagoo guddiga suuqa Islii ugu baaqay bulshada Soomaalida inay ka feejignaadaan burcadda Internetka.

Arrintan ayaa imaanaysa kumanaan qof oo ku nool magaalada Nairobi ay wali dhibbaneyaal u yihiin adeegga ama Applicationka CASH24 kaas oo la goostay lacago badan oo ay leeyihiin dad badan oo Kenyan ah oo ay Soomaali badana ku jirto.

Halkan hoose ka dhagayso warkaas oo dhan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here