Imaamka Xaramka Sheekh Sudeys Oo Maanta Qaatay Tallaalka Cudurka CORONAVIRUS

0
381

Imaamka Xaramka Sheekh Sudeys Oo Maanta Qaatay Tallaalka Cudurka CORONAVIRUS

Madaxa Guud ee Labada Masjid ee Xaramaynka, Sheekh C/raxmaan Bin C/Casiis Bin C/llaahi Bin Maxamed Al-sudeysi ayaa ayaa qaatay tallaalka ka hortagga cudurka Covid-19.

Sheekha ayaa dhawaan faray in biyaha samsamka la siiyo bukaanada uu ku dhacay cudurka.

Sucuudiga ayaa bilaabay barnaamij tallaalka lagu gaarsiinayo shacabka dalkaas.

Cudurka Covid-19 ayaa fara ba’an ku hayay Sucuudiga, waxaana kiisaska la diiwaangeliyay ay gaarayaan in ka badan 385,000

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here