19 Xubnood Oo Ka Tirsan Boko Xaraam Oo Lagu Dilay Nigeria

0
281

19 Xubnood Oo Ka Tirsan Boko Xaraam Oo Lagu Dilay Nigeria

Howl gal qorsheysan oo ay sameeyeen ciimada militeriga Nigeria ayaa lagu dilay 19 xubnood oo ka tirsan kooxda Boko Xaraam ee ka dagaalanta dalkaasi.

Bayaan kasoo baxay ciidamada dalka Nigeria ayaa lagu xaqiijiyay dhimashada 19kaan xubnood iyo dhaawaca qaar kale.

Howl galkaan oo ka dhacay waqooyi bari dalka Nigeria ayaa ciimadadu gacanta ku dhigeen shan gaari  iyo rasaas fara badan.

Kooxda Boko Xaraam ayaa ka fulisa howlo aragagixisnimo wadamada Nigeria, Cameroon, Chad iyo Niger.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here