DEG DEG:-Ra’iisul Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Cumar Carte Oo Geeriyooday

0
817

DEG DEG:-Ra’iisul Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Cumar Carte Oo Geeriyooday

Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ayaa waxaa Goordhow ku geeriyooday Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Carte Qaalib, sida ay sheegayaan warar la helayo.

Muddooyinkii lasoo dhaafay ayuu Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Carte Qaalib ku xanuunsanayay Isbitaal ku yaalla Hargeysa, isagoo xanuunkii haayay uu goordhaweyd u geeriyooday.

Geerida Marxuum Cumar Carte ayaa waxaa xaqiijiyay qaar kamid ah Eheladiisa iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Somaliland, iyagoona tacsi u diray qoyska, ehelada iyo qaraabadii uu ka baxauy Cumar Carte.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here