Somaliland Oo Digiin Adag U Dirtay Xubnaha Ku Matala Baaralmaanka Labada Aqal Somaalıya

0
756

Somaliland Oo Digiin Adag U Dirtay Xubnaha Ku Matala Baaralmaanka Labada Aqal Somaalıya

Golaha Wasiirrada  Somaliland oo War-murtiyeed Ka soo Saaray Hadalkii dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa horay uga soo baxay ee la xariiray arimo ay ka mid yihiin Xildhibaanada kasoo galaya dowladda dhexe degaanada Somaliland, waxaana digniin loo diray  ku aaddan in aysan qayb ka noqon Xubnaha kasoo matali doona labada Aqal ee ka imaan doona degaanda Somaliland.

HOOS KA DAAWO :

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here