Shirkadda Diyaaradaha Kenya Oo Joojisay Duulimaadkii Ay Ku Imaan Jirtay Muqdisho

0
296

Shirkadda Diyaaradaha Kenya Oo Joojisay Duulimaadkii Ay Ku Imaan Jirtay Muqdisho

Shirkadda Diyaaradaha Kenya Airways ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay in ay joojisay Duulimaadyadii ay ku Imaan jirtay Magaalada Muqdisho Sababo aan la shaacin ka dib war kasoo baxay maamulka Shirkadda.

Shirkada ayaa sheegtay in ay joojisay duulimaadyadii ay ku tagi jirtay Magaalooyinka Luanda, Mogadishu, Khartoum iyo Maputo.

“Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways ayaa joojisay duullimaadyadii ay ku tagi lahayd sideed dal ee qaaradda ah” lagu yiri War kasoo baxay Shirkadda.

Waxaa ay sidoo kale sheegtay in ay soo sheegi doonto hadii ay mar kale dib ugu soo laabato Magaalooyinkaasi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here