DEG DEG : jilaagii caanka ahaa Ee Hindiya Sushant Singh Rajput oo is dilay !!

0
2235

DEG DEG : jilaagii caanka ahaa Ee Hindiya Sushant Singh Rajput oo is dilay !!

Sushant Singh Rajput oo kamid ahaa jilayaasha dhalinta Bollywoodka usoo kaceen ayaa maanta lasoo warinayaa inuu is dilay nafsadana is dhaafiyay waxaana meeydkiisa laga helay gurigiisa xaafada Bandra ku yaalo ee magalaada Mumbai.

Ilaa iyo hada lama oga sababta dilkiisa ka dambeysa balse waxaa la ogaa inuu kaligiis ku noolaa guriga Bandra mudadii bandowga hindiya ka jiray ee laga cabsi qabay caabuqa Covid-19 arinkaan ayaa hindiya si weyn usaameeyay daqiiqadii lasoo dhaafay.

Waxaa wax lala yaabo ah jilayaashii indhaha u ahaayen shacabka dunida ee shaashadaha laga daawanaayey inee nafsada is dhaafiyaan oo ay is dilaan Sushant waxuu ahaa jilaa qaab jiliin fiican oo xidigo caan ah lasoo shaqeeyay.

Bollywoodka tacsi ayaa u taalo maanta maadama uu ka baxay wiil dhalinyaro ah misane shumac u ahaa Bollywoodka iyo jiilka cusub Police-ka ayaa baaritaan ku wadaan sababta dhimashadiisa ka dambeysa iyo inuu is dilo waloo la sheegay inuu xanuunsanaa mudooyinkii dambe.

Previous article
Akshay Kumar oo dulqaadka ka dhamaaday Coronavirus-na dacwad ka ah iyo fariinta qiirada leh uu soo diray!!
Next article
Akshay Kumar afka ayuu qabsaday naxdin aawged markuu maqlay dhimashada Sushant Singh Rajput argagaxa jiro iyo warka uu yiri!!

Zakaria Abdi

Home


RELATED ARTICLESMORE FROM AUTHOR

Home
Sawiradii ugu horeyeen qaabkii Sushant Singh isku dilay waakaas isagoo Meeyd ah sariirtiisana dul saaran!!

Home
Bollywood uma kala harin tacsida Sushant Singh: Ajay, R/Wasaare, Riteish, Jacqueline iyo xidigo kale oo ka tacsiyoodeen:

Home
Maxaa is dilka Sushant Singh kusoo beegay xili gabadha maamulaha u ahed 5-maalin kahor is dishay sir cusub ayaa soo baxday!!

LEAVE A REPLY

Comment:

Name:*

Email:*

Website:
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.

POST COMMENT

Recent Posts

Sawiradii ugu horeyeen qaabkii Sushant Singh isku dilay waakaas isagoo Meeyd ah sariirtiisana dul saaran!!
Bollywood uma kala harin tacsida Sushant Singh: Ajay, R/Wasaare, Riteish, Jacqueline iyo xidigo kale oo ka tacsiyoodeen:
Maxaa is dilka Sushant Singh kusoo beegay xili gabadha maamulaha u ahed 5-maalin kahor is dishay sir cusub ayaa soo baxday!!
Police-ka Mumbai oo war kasoo saareen baaritaankii dhimashada Sushant Singh Rajput iyo taliyaha oo saxaafada arinkaan la wadaagay!!
Akshay Kumar afka ayuu qabsaday naxdin aawged markuu maqlay dhimashada Sushant Singh Rajput argagaxa jiro iyo warka uu yiri!!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here