Dowladda Oo Dalka Dib Ugu Soo Celisay Muwaadiniin Soomaaliyeed Oo Ku Xayirnaa Hindiya

0
515

Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Maxamed Cali-Nuur Xaaji, ayaa ku soo dhoweeyay gegidda diyaaradaha Caalamiga ee Aadan Cabdulle ee Muqdisho 128 muwaadin oo laga soo daadgureeyay dalka India kadib markii ay ku xayirnaayeen muddo ku dhowaad labo bilood sababo ku saabsan xanuunka safmarka ah ee Koroona feyrus (COVID-19).
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka soo daadgureysatay intii u dhexeysay 25 April illaa iyo maanta oo ah 6 June 1,374 muwaadin oo ku xayirnaa todobo dal oo qaaradaha Afrika iyo Eeshiya ku kala yaalla , taasi oo ay ugu wacnayd inta badan garoomada caalamiga oo la xiray si loo xakameeyo faafidda Koroona feyrus.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here