Somaliland Oo Maanta Shaacisay Kiisas Hor Leh Oo COVID-19 Ah

0
399

Maanta oo sabti ah Somaliland ayaa soo Bandhigtay Natiijada kasoo baxday Dad hor leh oo looga shakiyay inay qabaa Cudurka halista ah ee Coronavirus oo siweyn uga faafay deegaano dhowr ah oo ka tirsan halkaas.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in Cudurka 48-kii saac ee lasoo dhaafay laga helay 29 qof, kuwaasi oo baaritaano kala duwan lagu sameeyay, kadibna la ogaaday inay qabaan Cudurka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here