Qofkii 2-Aad Oo Itoobiya Ugu Geeriyooday Cudurka Coronavirus

0
460

Qofkii 2-Aad Oo Itoobiya Ugu Geeriyooday Cudurka Coronavirus

Wasaaradda caafimaadka ee Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday dadkii ugu horreeyay ee u dhintay cudurka Covid-19 ee ku dhaca neefmareenada kaas oo sababa feyraska Corona.

Labada qof ee u dhintay cudurka ayaa ku sugnaa qeybta xaaladaha deg deg ah ee isbitaal ku yaalla dalkaas.

toobiya waxay haatan xaqiijisay 43 qof oo uu ku dhacay cudurka Corona.

Itoobiya waxay kiiskii ugu horreeyay ee cudurka Corona xaqiijisay 12-kii bishii March, waxay xirtay dhammaan xudduudaha, waxay shaqaalaha intooda badan ku amartay inay guryahooda kasoo shaqeeyaan, waxay sidoo kale xabsiyada kasii deysay 4,000 maxaabiis ah si looga hortaggo faafidda Coronavirus.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here