DEG DEG : Ex Wasiir Maxamud Xaashi Oo Shaaciyay Inuu U Sharaxan Yahay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye

0
443

DEG DEG : Ex Wasiir Maxamud Xaashi Oo Shaaciyay Inuu U Sharaxan Yahay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye

Hargaysa(Dalmar-News):-Ex Wasiirkii hore ee madaxtooyadda Soomaliland ee xukumadii madaxwayne Silaanyo,ayaa sheegay inuu u sharaxan yahay jagada gudoomiyaha xisbiga muxafadadka ee Kulmiye.

Siyaasi Maxamud Xaashi ayaa sidaa ku sheegay waraysi uu siinayay muqbaahiyaha Hctv,waxaana uu sheegay inuu damaciisu yahay inuu majaraha hogamineed u qabto xisbiga kulmiye oo jagadani hada uu hayo madaxwayne Muuse ahna Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here