DAAWO : Xukuumada Somaliland Oo Soo Dhaweysay Ciidamo Dhawaan Ka Goostey ” Caare Waa In La Qisaasaa Waa Danbiile ..”

0
404

DAAWO : Xukuumada Somaliland Oo Soo Dhaweysay Ciidamo Dhawaan Ka Goostey ” Caare Waa In La Qisaasaa Waa Danbiile ..”

Hargeysa (Dalmar-News):- Taliyaha Guud ee ciidamada Qaranka Somaliland Nuux Ismaciil Taani ayaa waxaa uu maanta ka hadley ciidamo Somaliland ka tirsanaa kuna sugnaa deeganka Badhan oo Somaliland ka goostey kuna biiray Maamulka Puntland .

Taliye Nuux Taani ayaa goosashada ciidamadaas soo dhaweeyey isla markaana ku tilmaamay wax lagu farxo waxaana uu sheegay in ciidamadaasi aaney wax faa,ido ah Somaliland ugu filneen isla markaana lacag uun Somaliland ka qaadan jiray

Sidoo kale Taliye Nuux ayaa waxaa uu ka hadley arinka taliye Caare waxaana uu sheegay in Caare uu yahay nin danbiile ah isla markaana ay tahay in loo qisaaso dad uu hore u laayey oo aan ka yareen 10 qof waa sida uu hadalka u dhigaye

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan:

https://youtu.be/fXA0Lm8IomU

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here