Guddiga Doorashada Jubbaland oo shaaciyay magacyada odayaasha soo xulaya Xildhibaanada

0
499

Guddiga Doorashada Jubbaland oo shaaciyay magacyada odayaasha soo xulaya Xildhibaanada

Guddiga Doorashada Jubbaland ayaa waxay soo saareen liis ay ku qoran yihiin magacyada Odayaasha Dhaqanka, ee lagu wado in ay soo xulaan Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland.

135 ka mid ah Odayaasha Dhaqanka ayaa waxaa lagu wadaa in ay soo xulaan Xildhibaanada Baarlamaanka xigga, iyagoo ka soo kala xuli doona beelaha degga Gobolada Gedo, Jubbada Dhexe & Jubbada Hoose.


LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here