Madaxweynaha Somaliland Oo Xilkii Ka Qaaday Taliye Ku Xigeenkii Hore Madaxtoyada Mid Cusub-na Magacaabey

0
452

Madaxweynaha Somaliland Oo Xilkii Ka Qaaday Taliye Ku Xigeenkii Hore Madaxtoyada Mid Cusub-na Magacaabey

Hargeysa (Dalmar-News):- Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo  ayaa waxaa uu xilkii ka qaadey taliye ku xigeenkii hore ee ciidanka madaxtooyada Somaliland  Dhamme, Axmed Jaamac Ducaale (Alyoos) .

Madaxweynaha ayaa waxa uu xilkan u magacaabey Gashaanle  Maxamed Shabcaan Cali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here