Wax Ka Ogow 10 Xidig Ugu Caanshuurta Bixinta Badan Ee Bollywood-Ka

0
1276

Wax Ka Ogow 10 Xidig Ugu Caanshuurta Bixinta Badan Ee Bollywood-Ka

Waxaa Maqaalkan Qayb Ka Ah Aktaro Iyo Atariishooyin Oo Cajiib Ah Kuwaaso Degan  Heer-Sare Ah Iyagoo Ka Dhigta Kuwa Bixiya Dakhli-Fiican Xaga Caansbuurta Kuwaaso Lagu Amaanay Inay Lacagta Si Weyn U Fudideeyaan Iyagoo Xidigahan Lacago Fiican Ka Helaan Aflaamta Iyo Xayeesiinta Ay Sameeyaan

Haddabe Aan Eegno Xidiga Canshuurta Ugu Badan Bixisa

10. Kareena Kapoor

Aktarada Hogaaminaysay Filimka Veere Di Wedding Waa Mid Ka Mid Ah Kuwa Bixiyay Canshuurta Ugu Badan Iyadoo Bixisay 2.2 Crore Sanadkii Lasoo Gudbay

9. Katrina Kaif

Aktaradan Cajiibka Ah Ayaa Wadarta Canshuurta Ay Bixiso Waxa Ay Dhan Tahay 2.5 Crore Taaso Ka Dhigtay Inay Ka Mid Noqoto 10 Shaqsi Ee Ugu Badan Ee Bixiya Canshuurta

8. Saif Ali Khan

Wiilka Aktaradii Caanka Ahayd Ee Sharmila Tagore Saif Ali Khan Iyadoo Liiskan Ay Ku Jirto Xaaskiisa Kareena Kapoor Taaso Ka Dhigaysa In Qoyskas Inay U Hogaan-San Yihiin Xaga Bixinta Canshuurta Isagoo Aktarkan Bixiya 3 Crore Saif Iyo Kareena Ayaa Ka Mid Kuwa Ugu Taajirsan Bollywood Ka

7. Aishwarya Rai Bachchan

Gabadhii Quruxda Adduunka Qaaday Sanadkii 1994 Taaso Mar Dhow Usoo Bixi-Doona Fanney KhanAyaa Bixisa Canshuur Dhan 3 Crore Sanadkii Lasoo Gudbay.

6.  Ranbir Kapoor

Aktarkan Lagu Aaminay Filimka Sanju Sidoo Kale Maaha Actor Ay Joogto Tahay Guushiisa Laakiin Waxa Uu Nool-Yahay Meel Bilicsan Taaso Isaga Ku Qasabta Inuu Bixiyo Canshuur Fara-Badan Kaaso Bixiya 4 Crore

5. Aamir Khan

Mr. Perfectionist Iyo Xidiga Filimka Dangal Ayaa Bixiya Wadar Xisaabeed Ah 4.5 Crore Taaso Laga Soo Diiwan-Geliyay Sanadkii Hore

4. Amithab Bachchan

Rug Cadaaga Bollywood Ka Big B Ayaa Bixiya Canshuur Aad U Fara Badan Oo Dhan 5 Crore Sanadkii Lasoo Gudbay Isagoo Dakhli Fiican Ka Helay Showga Caan Ka Ah U Marta Geliyo Kaaso Laga Magacaabo “KBC

3. Shah Rukh Khan

The Badshah Of Bollywood Sidoo Kalena Loogu Waco King Of Romance Ayaa Bixiyay Laba Jibaar Inta Aan Hore Usoo Qaadanay Isagoo Bixiyay Lacag Dhan 10.5 Crore Sanadkii Lasoo Gudbay inKastoo Aktar Marxaladiisa Aysan Ahayn Sidii Hore Oo Aflaamta Dakhli Fiican Ka Soo Geli Jirayn.

2. Salman Khan

Bhai Of Bollywood Ayaa Soo Galay Kaalinta Labaad Liiskan Isagoo Aflaamtiisa Sida Filimkiisa Sultan Iyo Tiger Zinda Hai Ay Noqdayn Blockbuster Ayaa Ka Dhigtay Mid Soo Gala Dakhli Fiican Isagoo Bixiyay Lacag Dhan 11 Crore Sanadkii Lasoo Gudbay

1. Akshay Kumar

Kan Ugu Badan Ee Bixiya Canshuurta Ugu Badan Waa Mr. Khiladi Kaaso Aan Loo Dhawaan Karin Xaga Bixinta Canshuurta Ka Dib Aflaam Badan Ay Guul-Weyn U Gaareen Sida Jolly LLB 2 Iyo Toilet Ek Prem Katah Isagoo Aktarka Sanadkii Lasoo Gudbay Bixiyay Lacag Dhan 31 crore .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here