DAAWO : Gabeygii Lagu Xidhay Abwaan Baashe Oo 8 Sanno Lagu Xukumay

0
875

DAAWO : Gabeygii Lagu Xidhay Abwaan Baashe Oo 8 Sanno Lagu Xukumay

Hargeysa (Dalmar-News):- Maxkamada  Racfaanka gobalka Maroodi Jeex ayaa  xukun adag oo 8 sanno oo xadhig ah iyo lacag gaadheysa 625 kun oo Dollar maanta ku xukuntey laba eedeysane oo mid ka mid ahi yahay Abwaan Baashe

Sababta xukunka loogu riday Abwaan Baashe ayaa garyaqankii u doodaayey uu ku sheegay kadib gabey uu xukuumada ku dhaliilay xiligii olalaha doorashada ee 2017

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

https://www.youtube.com/watch?v=yumTczm9Ay0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here