DAAWO : Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Xafiiska Ku Qaabilay Sheekh Kenyaawi+SAWIRO

0
1100

DAAWO : Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Xafiiska Ku Qaabilay Sheekh Kenyaawi+SAWIRO

Moqdisho (Dalmar-News):- Raysal wasaaraha dalka Somaliya Md Xassan Cali Khayre ayaa waxaa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay Sheekh Kenyaawi oo maalmihii ugu danbeeyey ku sugnaa magaalada Moqdisho

“ Waxaan maanta xafiiskeyga ku qaabilay Sheekh Maxamed Ibraahim Cali (Kenyaawi) oo kamid ah culumada Soomaaliyeed. Waxa aan uga mahad celiyay ololaha Is-cafis ee uu ka billaabay dalka. Waa barnaamij ay bulshadeenu u baahnayd si aan dalkeena dib ugu dhisno.” Ayuu yidhi Raysal wasaraha Somaliya

Image may contain: one or more people, suit and indoorImage may contain: 1 person, sitting, suit and indoorImage may contain: 1 person, sitting, beard and indoor

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here