DEG DEG : Dawlada Somaliland Oo Soo Saartey Amar Cusub Oo Ku Saabsan Madaxtooyada Cusub Dadka Ku Dhaw Dhaw

0
859

DEG DEG : Dawlada Somaliland Oo Soo Saartey Amar Cusub Oo Ku Saabsan Madaxtooyada Cusub Dadka Ku Dhaw Dhaw

Hargeysa (Dalmar-News):- Wasiirka hawlaha guud ee Somaliland iyo Maayarka caasimada Hargeysa ayaa waxaa ay soo saareen Amaro ku saabsan madaxtooyada cusub ee Somaliland looga dhisaayo galbeedka magaalada Hargeysa

Masuulyiintan ayaa sheegay in   madaxtooyada cusub dayr keeda aan loo dhawaan Karin 500 M isla markaana aan laga ag dhisi Karin wax fooq ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here