Wararkii Ugu Dambeeyey Saaka Weerar Ka Socda Nairobi+Dablaydii oo Weli Gudaha Ugu Jirta Dhismaha

0
656

Wararkii Ugu Dambeeyey Saaka Weerar Ka Socda Nairobi+Dablaydii oo Weli Gudaha Ugu Jirta Dhismaha

Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhimatay weerarka dabley hubeysan ay ku qaaday dhismo ay ku yaalleen xafisyo dhowr ah galbeedka Kenya, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Reuters.

Weerarka ayaa waxaa sheegtay mas’uuliyiiddiisa ururka Al Shabaab ee ka dagaallama dalka Soomaaliya.

Boqolaal shacab ah ayaa laga soo daadgureeyay dhismaha halka dadka dhaawaca loo qaaday isbitaallada ku yaalla magaalada Nairobi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here