Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarka Nairobi

0
652

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarka Nairobi

War saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay weerarka dabley hubeysan ay ku qaaday dhismo ku yaalla galbeedka Nairobi.

Dowladda Soomaaliya waxay tacsi u dirtay dadka uu dhibka kasoo gaaray weerarka waxaa ay sidoo kale sheegtay inay KU garab taagan tahay dowladda Kenya dagaalka lagula jiro kooxaha argagixisada.

.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here