Toos u Daawo: Doorashada Madaxweynaha Puntland

0
549

Toos u Daawo: Doorashada Madaxweynaha Puntland

Doorashada Madaxweynaha Puntland ka bilaabatay magaalada Garowe, iyadoo Puntland ay yeelaneyso Madaxweynihii shanaad.

Doorashada oo isugu jirta mida Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka ayaa waxaa waxay gaarayaan illaa 32 Musharax, doorashada Madaxweynaha ayaa waxaa u taagan 21 Musharax, halka Madaxweyne kuxigeenka ay u taagan yihiin 11 Musharax.

Illaa 66 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha wakiilada Puntland ayaa dooran doona Madaxweynaha cusub ee Puntland shanta sano ee soo socota;-

Halkan Toos Uga Daawo Doorashada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here