DAAWO :“ Dawladu Tiyaataradii Bay Iibisay , Waana Laab La Kac Waxeedu ..” Abwaan Laabsaalax Oo Xukuumada Eedeyey 

0
683

DAAWO :“ Dawladu Tiyaataradii Bay Iibisay , Waana Laab La Kac Waxeedu ..” Abwaan Laabsaalax Oo Xukuumada Eedeyey

Hargeysa (Dalmar-News):- Abwaan laabsaalax ayaa waxaa uu eedeymo kulul u jeediyey xukuumada talada Haysa isaga oo ka Hadley amaro dawlada ka soo baxay oo ah in aan xafalado hotelada lagu qaban karin waxii ka danbeeya 11:5 daqiiqo habeenkii , go,aamadaas oo abwaanku ku sifeeyey kuwo laab la kac ah

Sidoo kale Abwaanka ayaa waxaa uu xukuumada ku eedeyey in ay iibisay Tiyaataradii ay fanaaniintu bulshada ku madadaalin lahayeen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here