Maxkamada Hargeysa Oo Xayiraad Saartey Hotel Gaar Loo Leeyahay

0
1047

Maxkamada Hargeysa Oo Xayiraad Saartey Hotel Gaar Loo Leeyahay

Hargeysa (Dalmar-News):- Maxkamada Gobalka Maroodi Jeex  warqad maanta ka soo baxday ayaa waxaa lagu sheegay in Xayiraad ay saartey maxkamada Gobolka Maroodi Jeex ay saartey Hotel-ka Beerta Libaax-yada ee uu leeyahay Siyaasi Cali Waran Cade

Halkan Hoose Ka Akhriso Amarka Maxkamada 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here