Xoghayihii difaaca Mareykanka oo iscasilay & Xog ku aadan sababta ka dambeysa

0
624

Xoghayihii difaaca Mareykanka oo iscasilay & Xog ku aadan sababta ka dambeysa

Xoghayihii Difaaca Mareykanka Jim Mattis ayaa ku dhawaaqay inuu shaqada ka tagayo bisha February ee sanadka 2019.

Madaxweyne Trump ayaa bartiisa Twitter-ka soo dhigay in Jim Mattis uu howlgab noqonayo sanadka cusub ee soo socda.

Jim Mattis ayaa dhankiisa sheegay inuu shaqada isaga tagayo, kaddib markii ay isku aragti noqon waayeen Madaxweyne Trump.

Tallaabadan uu shaqada uga tagayo Xoghayaha Difaaca ayaa ku soo aaday, iyadoo uu jiro is faham waa ku aadan Miisaaniyadda dowladda Mareykanka oo caawa saq dhexe ku eg.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here