DAAWO : Korneyl Caare Oo Sheegay In Jabhadiisa Uu Mushaharkii U Bilaabay+SAWIRO

0
983

DAAWO : Korneyl Caare Oo Sheegay In Jabhadiisa Uu Mushaharkii U Bilaabay+SAWIRO

Qardho (Dalmar-News):- Korneyl Caare   oo maanta warbaahinta kula Hadley  magaalada Qardho ayaa waxaa uu sheegay in maanta  uu mushaharkii u bilaabey Ciidamadiisa , isla markaana uu msuhaharki sidaas ugu socon doono

Sidoo kale Korneyl Caare ayaa sheegay in uu ka soo guuri doono saldhiga uu ku leeyahay  magaalada Qardho una soo guuri doono  Gudaha Somaliland .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here