DAAWO : Xukuumada Somaliland Oo War Ka Soo Saartey Diwaangalintii Ay Ku Wadey Hantida Dawlada

0
516

DAAWO : Xukuumada Somaliland Oo War Ka Soo Saartey Diwaangalintii Ay Ku Wadey Hantida Dawlada

Hargeysa (Dalmar-News):- Agaasimaha wasarada hawlaha guud iyo gureynta Somaliland Cilmi Cabdiraxmaan Cashuur oo maanta warbaahinta la Hadley waxaa uu shaaciyey in wasaaradu soo gabo gabeysay diwaan galintii hantida ma guurtada aheyd  , isla markaana wasaarada  hawlaha guud 5 bishan dalka ka bilaabi doonto kireynta guryahaas

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here