DAAWO : Fanaanad Hargeysa Tagsiile Ka Noqotay Iyo Dhibaatooyinka Ay Kala Kulanto Bulshada

0
550

DAAWO : Fanaanad Hargeysa Tagsiile Ka Noqotay Iyo Dhibaatooyinka Ay Kala Kulanto Bulshada

Hargeysa (Dalmar-News):- Samsam Xassan Aadan waa haweenay magaalada Hargeysa kaga dhex shaqeysata baabuurka loo yaqaano VITS ama Dukhaan kaas oo dadku ay kireystaan waxaana ay ka waran tahay waxbaaha ku kalifay iyo caqabadaha ay kala  kulanto bulshada

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here