Madaxweyne Muuse Biixi Oo iminka Gaadhey Laascaanood Una Sii Dhaafay Tukoraq

0
832

Madaxweyne Muuse Biixi Oo iminka Gaadhey Laascaanood Una Sii Dhaafay Tukoraq

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo saaka gaadhay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, isagoo intii uu joogay magaalada Laascaanood khudbad u jeediyay qaar kamid ah dadweynaha magaaladaasi.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa usii gudbay dhinaca magaalada Tukaraq iyadoo wararkii u dambeeyay ay sheegayaan in uu goordhaweyd halkaasi gaadhay.

Tukaraq ayaa waxaa isku hor fadhiya ciidammada Somaliland iyo kuwa maamulka Puntland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here