DEG DEG : Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Taliye Cusub

0
538

DEG DEG : Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Taliye Cusub

Madaxweynaha Maamulka  Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 11 November 2018 magcaabay taliyah ciidanka xasilinta caasimada  Puntland ee Magalada Garoowe.

Xeer Madaxweyne Lr.171 11 November, 2018, kuna saabsan magacaabid Taliaya Ciidanka Xasilinta Caasimada Puntland.

Madaxweynaha Maamulka  Puntland.

Markuu Arkay: Dastuurka Puntland

Markuu arkay: Aqoontiisa iyo khibradiisa shaqo

Wuxuu Xeeriyey:

  1. Waxaa G/Sare Cabdixamiid Maxamed Dirir loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Xasilinta caasimada Puntland ee Garoowe.
  2. Xeerkani waxa uu dhaqan gelayaa markuu madaxweynuhu Saxiixo wuuna saxiixay madaxweynuhu.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here