Sunny Doel U Mahad-Celiyay Taageerayaashiida Joogaan Dunida Dacaladeeda

0
845

Sunny Doel U Mahad-Celiyay Taageerayaashiida Joogaan Dunida Dacaladeeda

sunny ayaa maalintii shalay waxa uu u dabaal-dagayay dhalashadiisa isago jirsaday 62 sano sunny ayaa dhigan xaflad weyn madaama uusan joogin mumbai

isagoo ku mashquulsan duubista filimka uu kusoo caan bixinaayo wiilkiisa lagu magacaabo karan doel filim lagu magacaabo pal pal dil ke baas

sunny doel ayaa hadda jooga gobolka manali isagoo ku duubaya filimkaas sidoo kale sunny ayaa u mahad-celiyay taageerihiisa sida weyn ay ugu soo diireen fariimaha hambalyada dhalashadiisa

dhanka shaqada sunny filimkii ugu dambaysay ee lagu arko waxa uu ahaa filimka yamla pagla deewane phirse

hadda  waxa uu ku mashquulsan yahay duubista filimka uu kusoo caan bixinaayo wiilkiisa karan doel maadaama uu   yahay filimkaas

sunny ayaa markiisa labaad waxa uu noqonayaa  isago Hore  ugu soo noqday filimka dillagi ee la daawaday sanadkii 1999

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here