Ranver Iyo Deepika Oo Si Rasmi Ah Arooskoodu u dhacayo 14 Nov 2018

0
1344

Ranver Iyo Deepika Oo Si Rasmi Ah Arooskoodu u dhacayo 14 Nov 2018

Wey bilaawatay hadal heynta arooska lamaanaha caanka ah Ranver Singh iyo Deepika Padukone kuwaaso maanta si rasmi ah shaaca kaga qaadeen inee is guursan doonan sanadkan qaasatan bisha November.

Inbadan xog kusaabsan lamaanahan inee is guursan doonan bisha November waan idiin la wadaagnay balse waxay ahed xog laga soo xigtay lamaanahan haderse waxaa la ogaaday xog rasmi ah maadama Deepika Padukone shaaca  qaaday guurkaan.

Ranver iyo Deepika labadoodaba ayaa waxyar kahor baraha bulshada si rasmi ah ugu shaaciyeen xiliga arooskoda dhacaayo oo ay ku sheegen in 14 Nov ilaa 15 Nov socon doono dabaal daga arooskoda.

Horey ayee taageerayaashoda ugu mahadceliyeen dhowr jeer baraha bulshada xili qaban qaabada guurkoda iyo xiriirkoda ay ugu hambalyeenayeen, maanta Bollywoodka waxay si rasmi ah u ogaadeen xiriirka Deepika iyo Ranver iyo xilige is guursan doonan.

Warar badan iyo xog badan oo lamaanahan kusaabsan ayaa lasoo daabacaya hader si isdaba joog ah kadib markee kudhawaaqeen guurkoda, hader waxaa lasoo bandhigay goobta  ay ku aqal gali doonan sawiro  turjumayaan.

Lama shaacinin inee Talyaaniga isku guursan doonan balse warakra hordhaca waxay sheegayaan inee ku aqal gali doonan arooskodana  dhici doono Lake Como ee  kutaalo halkaan hoose  daawo sawirada goobta arooska lamaanahan la filaayo inuu kadhaco.

wedding-villa-teodolinda-lake-como6

wedding-villa-teodolinda-lake-como3

wedding-villa-lario-katrin-torsten7

b01c6bfcb0ca2acf001350e5f637e6ce

13413072_10153548955651456_7150729862584960939_n

95a51ee452de6b95755b666ea4bf6dcb

0538

0510__MG_2916

 

 

Xigasho filimside

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here