Taalo lagu xusayo Qaraxii 14 October oo laga taagay Isgoyska Zoobe

0
817

Taalo lagu xusayo Qaraxii 14 October oo laga taagay Isgoyska Zoobe

Waxaa xalay Isgoyska Zoobe laga taagay Taalo lagu xusay qaraxii 14 October ee sanadkii hore, kaasoo ay ku dhinteen in ka badna shan boqol oo ruux.

Dowladda Soomaaliya ayaa xus u sameysaneysa sanad guuradii koowaad ee ka soo wareegatay musiibadii qaraxii Isgoyska Zoobe.

Taaladan ayaa la suray bartamaha Isgoyska Zoobe, waxaana dad badan ay hadal hayeen taaladan laga taagay Isgoyska Zoobe.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa wada diyaar garow ku aadan sanad-guurada iyo xuska loo sameynayay daddii ku dhintay musiibadaas,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here