WAX KA OGOW : 10 Agab Ee Ugu Qaalisan Uu Haysto Boqorka Bollywoodka Ee Shah Rukh Khan

0
1141

WAX KA OGOW : 10 Agab Ee Ugu Qaalisan Uu Haysto Boqorka Bollywoodka Ee Shah Rukh Khan

Shah Rukh Khan wuxuu ku caan yahay in loogu yeero SRK, waa atoore hindi ah, filim qarash gareeye iyo shaqsi ka qayb qaato barnaamijyada TV-yada ka baxa

Inta badan saxaafada waxay ugu yeertaa  “Baadshah of Bollywood”, “King of Bollywood” ama “King Khan” wuxuu wax ka jilay in ka badanMajalada Los Angeles Times waxay ku tilmaantay inuu yahay “the world’s biggest movie star” oo micnaheeda yahay xidiga ugu weyn ama ugu caansan aduunyada! 80-filim ee uu ku leeyahay muuqaal marti ah iyo kuwo dhameestiran.

Waa shaqsiga labaad ee ugu taajirsan ama hodansan marka laga hadlaayo xidigaha filimada jilaan wuxuuna hanti ahaan u haystaa in ka badan 5,100 Crore ama $650-milyan oo dollar waxan ku hayaa 10 agab ee ugu qaalisan uu haysto aktaran

1. tag grand carrera calibre  –  Rs 8 Lakh

2. harley Davidson dyna street bob – Rs 10 lakh

3. bentley continental GT –  Rs 56 lakh

4. Rolls Royce coupe –  Rs 2.6 Crore

5. buggati veyron – Rs 2.8 Crore

6. baabur guri ah  – 3.8 Crore

7. guri ku yaala dubai – 24 Crore

8. qasri ku yaala london  – 172 Crore

9. dabaq ku yaala mumbai – 200 Crore

10. kooxda ciyaarta cricket ka ee kolkata knight riders – Rs 548 Crore

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here