Xildhibaanada Golaha Deegaanka Ee Magaalada Borama Oo Saaka U Fadhiistay Mooshin Ay Xilka Kaga Qaasay Maayir Maydhane Oo Lagu Eedeeyay Lunsi Hantiyeed Oo Tiro Badan

0
694

DEG DEG : Xildhibaanada Golaha Deegaanka Ee Magaalada Borama Oo Saaka U Fadhiistay Mooshin Ay Xilka Kaga Qaasay Maayir Maydhane Oo Lagu Eedeeyay Lunsi Hantiyeed Oo Tiro Badan

Golaha Deeganka Magalada Boorama Ayaa Saka Ufadhiya Kalfadhi Ay ku Dooranayaan maayir Cusub ka Dib Markii Maayirkii Hore Ee Magalada Boorama Lagu Soo Edayay Musuqmaasuq Iyo Lunsi Hantiyeed Iyado Maalmihii Udanbeyay Uu Muran Iyo Buuq badan Udhaxeeyay Maayirka Magalada Boorama Iyo Badhsaabka Gobalka Awdal.

Sido Kale Magalada Boorama Maalmihii Udanbeyay Waxa Ku Sugnaa Xubno Ka Socda Hanti Dhorka Qaranka Oo Dabagal Iyo Raadin Ku Waday Hantida Uu Lunsaday Maayirka Magalada Boorama Mr maydhane .

Sido kale Xildhibaanada Golaha Deeganka Magalada Boorama Ayaa Lakala Saftay Maayirka Magalada Boorama Maxamed Xuseen Maydhane Iyo Badhsaabka Gobalka Awdal Cabdiraxmaan Axmed Cali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here