Dhulgariir ka dhacay Japan oo ay dad ku dhinteen

0
676

Dhulgariir ka dhacay Japan oo ay dad ku dhinteen

Raisul wasaaraha Japan Shinzo Abe ayaa sheegay in ugu yaraan 16 qof ay ku dhinteen dhulgariir ka dhacay jasiiradda Hokkaido.

Xukuumadda Japan ayaaa sidoo kale sheegtay in 26 qof oo kali la la’yahay meel ay jaan iyo cirib dhigeen.

Shaqaalaha gurmadka aaya la daalaa dhacay sidii ay u heli lahaayeen dadkii ka badbaaday dhulgariirkani.

Dhulgariirkani xooggan ayaa sababy dhul go’o ay ku aasmeen guriyo waxaana sidoo kale xirmay wadooyiinka.

In ka badan 5 milyan oo ku nool jasiiraadani ayaa wali aan haysan wax koranto ah.

Dalka Japan ayaa waxaa ku badan dhulgariirada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here