DAAWO : Madaxweyne Muuse Biixi Oo Qaboow Uga Hadley Tabashada Taliye Caare ..” Kii Cadhoodey Waa In Aynu Maslaxno ..”

0
1009

DAAWO : Madaxweyne Muuse Biixi Oo Qaboow Uga Hadley Tabashada Taliye Caare ..” Kii Cadhoodey Waa In Aynu Maslaxno ..”

Hargeisa (Dalmar-News):- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo maanta ka hadlaayey Qalin jabinta Ardeyda sanadkan ka baxdey Jaamacada Hargeysa ayaa waxaa uu si dad-ban uga Hadley tabashada Taliye Caare .

Madaxweyne Biixi ayaa Sheegay Inuu Wada-hadal La Furayo Cid Kasta oo Wax Tabanaysa, Balse Aanay Suurta Gal Ahayn In Qoriga La Qaato

“Qofka wax tabanayaa waa inuu si miyir qaba wax u sheegtaa midna waan leeyahay oo qoribaan wax ku xalinayaa ma dhici karto, qori baan soo qaadanayaa hadaan tayda la yeelin taasi waligeedba mamnuuc ayay inaga ahayd ha la wada hadlo oo shaydaanka ha la iska naaro oo qoriga innaga daaya waanan ogolahay dhammaan wixii lay faray” ayuu yidhi

https://www.youtube.com/watch?v=w7EKeZYNflI

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here