Qiimaha lagu iibiyo dharka ismaamulka Mombasa ee dalka kenya oo kor u kacay

0
898

Waxaa sare u kac laga dareemayaa qiimaha lagu iibiyo dharka ee suuqyada magaalada mombasa ee gobolka xeebta dalka kenya iyadoo muslimiinta ay u diyaargaroobayaan munaasabada ciida carafo oo ku beegan maalinta bari oo talaado ah.Qaar ka mid ah ganacsatada magaalada mombasa oo shacabka ay ku dhaliileen sare u kaca qiimaha dharka ayaa meesha waxay ka saareen eeda loo jeediyay Ganacsatada ayaa sheegay inarintaan ay ku timid qiimaha sare oo waaxda canshuuraha kenya ay saartay shixnadaha ganacsi ee ka soo dega dekada Mombasa gaar ahaan dharka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here