Isis oo sheegatay weerar ka dhacay dalka ruushka

0
801

Weeraro abaabulan oo ka dhan ah ciidamada ruushka ayaa maanta oo isniin ah ay qaaday kooxda Isis ayaa waxay ka dhaceen magaalada Chechnya ee ka tirsan dalkaas Saraakiil u hadashay dowlada ruushka ayaa waxay sheegeen in lagu dilay weerarkan 2 dagaal yahan oo ka danbeeyay.War ay kooxda ku soo qortay website-kooda Amaq ayaa waxay ku xaqiijiyeen in dagaal yahano iyaga ka tirsan ka danbeeyeen weerarkan.Kooxda ayaa sidoo kale intaa raacisay in weerarkan lala bartilmaameedsaday saraakiilka tirsan police-ka Chechen.Dowlada ruuska ayaa dhankeeda sheegtay nin weerarkan uusan qasaare geysan ayna ku raad joogaan kooxihii kale ee ku lugta lahaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here