Xarunta Xuquuqda Aadamaha Somaliland Oo Ka Hadashay Maxaabiis Ku Xidhan Xabsiga Hargeysa Oo Cuntada Ka Sooman Muddo 2 Toddobaad Ah Iyo Xaaladda Oo Laga Dayrinayo

0
874

Xarunta Xuquuqda Aadamaha Somaliland Oo Ka Hadashay Maxaabiis Ku Xidhan Xabsiga Hargeysa Oo Cuntada Ka Sooman Muddo 2 Toddobaad Ah Iyo Xaaladda Oo Laga Dayrinayo

Xarunta xuquuqal insaanka ee Somaliland ayaa ka hadashay xaaladda sagaal maxbuus oo ay sheegeen inay ku xidhan yihiin xabsiga dhexe ee magaalaada Hargeysa kuwaas oo dhawaan cuntada ka soomay.

Maxaabiistan oo ku xukuman falal la xidhiidha argagixisnimo ayay xaruntu sheegtay inay xaaladdooda ka walaacsan tahay oo aad u liidato.

Idaacadda VOA-da ayaa xaalada maxabiistan ka waraystay guddoomiyaha xaruntan Guuleed Axmed Jaamac (Guuleed Dafac).

Halkan hoose ka DAAWO :

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here